Daacish Oo Qiratay In Sarkaal Ajnebi Ah Lagu Dilay Duqayn Ka Dhacday Buuralayda Bariga Puntland
Boosaaso, August 4, 2020 (Haatuf) – Kooxda Daacish ayaa bayaan dheer oo ay soo saartay waxay ku shaacisay geerida Khalid Jama Mohamed oo loo yaqaano Osman Abu Osama [...]