Somalia Oo Sheegtay Inay Xidhay Xubno Ka Tirsan Danab Oo Xaday Raashin Maraykanku Ugu Deeqay
Muqdisho, April 27, 2024 (Haatufonline) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay shaqada ka joojisay oo ay xidhay dhowr xubnood oo ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee [...]