Dano Dhaqaale Ayaa Sal U Ah Xidhiidhka Xuuthiyiinta,Alqaacidada Yaman Iyo Alshabaab
Dalka Iiraan ayaa muddo dheer Xuuthiyiinta Yaman ku taakulaynayey hubka teknaloojiyada casriga ah ku shaqeeya sida diyaaradaha aan duuliyaha lahayn(Drones) iyo gantaalaha [...]