Xidhiidhka Qadar Oo Galaaftay Fiisihii Imaaraatku ku Bixin Jireen Baasaboorka Somaliland
Abu-Dhabi May 8,2021( Haatufonline)- Warar xogogaal ah ayaa sheegayaa in dawladda Imaaraatku joojisay fisihii ay ku bixin jirtay baasaboorka Somaliland. Warkan oo laga helay [...]