Madaxweynaha JSL Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka COVID-19 Ee Gudaha Somaliland, Bulshadana Ugu Baaqay Inay Qaataan Talada Dhakhaaatiirta
Hargeysa, May 3, 2020 (Haatuf) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay xaaladda guud ee dalka ka marayo ka hortagga iyo [...]