Gudoomiyaha SOLJA Oo Guddida COVID19 Ee Somaliland Ku Dhaliilay Daahfurnaan La’aan Dhaqaalaha Wacyigalinta Coronavirus
Hargeysa, May 31, 2020 (Haatuf) – WAR-SAXAAFADEED:- “Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), isagoo ka duulaya wax ka qabashada kaalinta kaga beegan masiibadda xanuunka [...]