Madaxweynaha Somaliland Oo Wada-hadal Ugu Baaqay Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
Hargeysa, (Haatuf) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ugu baaqay inay isugu yimaaddaan kulan [...]