Guutada Danab Oo Dagaal Ka Dhacay Koonfurta Mudug Ku Dishay 117 Xubnood Oo Alshabaab Ah
Muqdisho,February 11,2023 (Haatufonline)-Dagaal culus oo maanta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug ayaa waxa kooxda Alshabaab lagaga dilay 117 xubnood. Siday sheegeen [...]