Maxkamadda Zambia Oo Xadhig Ku Xukuntay Koox Shiine Ah Oo Internet-ka U Adeegsatay Dhaca Dadka
Lusaka,June 10,2024 (Haatufonline) – Maxkamad ku taala dalka Zambia ayaa Jimcihii xukun xadhig muddo dheer ah ku riday koox Shiine ah oo ka kooban 22 qof kadib markii [...]