Kulan Lagaga Hadlay Amaanka Oo Ka Dhacay Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland
Hargeysa, January 15, 2024 (Haatufonline) -Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan Ballaadhan oo ku saabsan amniga guud ee [...]