Sirdoonka Somalia Iyo Maraykanka Oo Iskaashanaya Oo Diyaarad Hub U Siday Argagixisada Buuhoodle Soo Fadhiisisay Balidoogle
Balidoogle,December 27,2023(Haatufonline)- Ciidamada sirdoonka Somalia ee loo yaqaano Nisa iyo kuwa Maraykanka oo iskaashanaya ayaa Sabtidii garoonka Balidoogle soo [...]