2-da Aqal Ee Congress-ka Oo Ansixiyey Xeer Jidaynaya Iskaashi Diblomaasiyadeed Iyo Militari Oo Dhex Mara Somaliland Iyo Maraykanka
Washington,December 7,2022( Haatufonline)-Labada Aqal Ee Baarlamanka Maraykanka (Congress) ayaa isku raacay ansixinta qodob muhiim ah oo Somaliland khuseeya oo ku jira Xeerka [...]