Maraykanka Oo Badda Cumaan Ku Qabtay Dooni Yaman U Siday 50 Ton Oo Hub Ah
Qaahira,December 4,2022(Haatufonline)-Ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa Khamiistii meel ku dhaw biyaha dalka Cumaan ku qabtay dooni lagu kaluumaysto oo dalka Yaman u siday [...]