Latest News

A Split Within Alshabaab Reported

Muqdisho,September 23,2022( Haatufonline)-Waxa isa soo taraya wararka sheegaya in Ururka Alshabaab uu dhawrki maalmood ee ina soo dhaafay u kala jabay laba kooxood.Ilo xogogaal ah oo arintan wax nooga iftiimiyey ayaa waxay noo sheegeen in kala jabka Alshabaab uu sababay khilaaf xoog leh oo ka badana ka heli jireen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*