Latest News

Abiy Axmed Oo Dalacsiiyey Wasiir Redwaan Xuseen

Adis Ababa,June 4,2022( Haatufonline)-Raiisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa  Redwaan Xuseen u magacaabay inuu noqdo la taliyaha nabagelyada qaranka ee raiisal wasaaraha iyadoo uu la darajo ahaan doono wasiir buuxa.

Redwaan ayaa tan iyo bishi December 2019 soo hayey jagada wasiirul dawlaha Arimaha Dibadda ee dalka Itoobiya waxaanay magacaabistan cusubi ka dhigantahay dalacaad sare.

Connect with us on Facebook