Latest News

Alshabaab Oo La Dhabarjabiyey Xili Ay Duleedka Wabxo Iskugu Diyaarinayeen Weerar Ay Qaadaan

Maxaas,January 31,2023(Haatufonline)-Ciidamo ka tirsan Alshabaab oo isku diyaarinayey duleedka magaalada Wabxo ee gobolka Galguduud si ay ugu duulaan ciidamada dawladda Somalia iyo Macwislayda ee ku sugnaa deegaanka Goobo ayaa xalay waxa weerar lama filaan ah kusoo qaaday isla ciidamadii ay qorshaynayeen inay ku duulaan.

Dagaalkan ayaa wuxu ka dhacay tuulada Ceelgorof oo ah bartii ay Alshabaabku isku urursanayeen waxaanay saraakiisha dawladdu sheegeen in Alshabaab dagaalkaasi lagaga dilay ugu yaraan 10 xubnood.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*