Latest News

Boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth ll Oo Ku Geeriyootay 96-Jir

London, September 8, 2022 (Haatufonline) – Boqorada dalka UK Elizabeh ll ayaa ku geeriyootay goor dhaweyd Balmoral sida uu xaqiijiyey wiilka ay Ayayda u tahay ee uu dhalay King Charles, kaas oo sheegay inay murugo badan ay dareemayaan maadaama oo ay dhimatay Ayay ay jeclaayeen.

Qoyska boqorada ayaa isugu soo ururay ka dib markii dhakhaatiirtu ay ka dayriyeen xaaladeeda, xili hore oo maanta ah.

Boqoradan geeriyootay ayaa taashka la saaray 1952, oo haatan laga joogo 70 sano, waxaanay ilaa mudadaa goobjoog u ahayd isbadalo badan oo bulsheed.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*