Latest News

Cameroon Oo Brazil Hadhuudhlaha Ku Dartay 1 vs 0

Dooxa,December 3 ( Haatufonline)-Xulka dalka Cameroon ee Kubadda Cagta ayaa hal gool iyo ebir kaga adkaaday xulka dalka Brazil ciyaar xalay ku dhex nartay garoonka losail ee ku yaala caasimadda Qadar ee Dooxa. Inkastoo ay ka badiyeen tiimkii ugu adka dunida hadana waxa nasiib darro ah in Cameroon aanay heyasan dhibco ku filan oo ay ugu gudbi karto wareegga 16 ee ciyaaraha Koobka Aduunka er ka socda dalka Qadar.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*