Latest News

Ciidamada Argagixisada Buuhoodle Oo Kusoo Duulay Deegaanka HJ ee Heelmiraale Dagaal Qabiilna Ka Bilaabay

Caynaba,July 13,2023(Haatufonline)-Ciidamo taabacsan taliyaha Alshsbaab ee Buhoodle iyo Laascaanood Cabdi Madoobe ayaa maanta kusoo duulay deegaanka Heelmiraale ee ay degto beesha Habar Jeclo. Dagaalkan oo ay qayb ka yihiin maleeshiyada beesha Aadan Axmad ee Dhulbahante dhinacna uu ka taakulaynayo jaadlaha la yidhaahdo Dayib Cabdillahi ee Miirowga kasoo dira Boohodle ayaa ujeedadiisu tahay in dagaalka Laascaanood la balaadhiyo oo lagu baahiyo miyaga kadib markii ay Huwantu ku fashilantay dagaalkii aagga Laascaanood.
Waxa kale oo la sheegaya in gurmad beesha Dhulbahante ahi kasoo baxay Buhoodle oo uu hadda kusoo aadan Habari Heshay iyo Heelmiraale.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*