Latest News

Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Oo Raashinkoodii Bisha Ugu Deeqay Dad Danyar Ah

Hargeysa, April 29, 2020 (Haatuf) – Ciidamada Ilaalada madaxtooyada Somaliland ayaa Raashinkoodii Bishan ugu deeqay Hooyooyin Danyar ah oo uu saamayn ku yeeshay xanuunka Covid19.

Haweenkan danyarta ah ee loo qaybiyey Raashinka ayaa markii hore ahaa haween ka shaqaysan jiray inay dadka kale iyo guryaha ay usoo maydhaan dharka, hase yeeshee waxa saamayn ku yeeshay haweenkan markii uu cudurka Coronavirus oo saamayn iyo fiditaan ku yeeshay dalalka adduunka oo Somaliland ay ka mid tahay, isla markaana lagu soo rogay xayiraado nolosha dad badan saameeyey.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*