Latest News

Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Boocame

Sool, October 31, 2022 (Haatufonline) – Ciidamada militariga Somaliland ayaa saaka gaadhay degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool oo ay hore ugu sugnaayeen Ciidamada maamulka goboleedka Puntland.

Magaalada Boocame oo ay hada Ciidamada Somaliland ay fadhiisimo ka samaysteen ayaa ka tirsan xadka Jamhuuriyada Somaliland, waxaana la sheegay inay Garoowe u jirto wax ka yar 75KM.

Maaha markii ugu horaysay ee Milatariga Somaliland ay gaadhaan deegaamo ka tirsan xadka ay la wadaagto Somalia

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*