Latest News

Madaxweynaha Somalia Oo U Safray Sudan Si Uu Taageero Ugu Helo Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab

Khartoum, November 1, 2022 (Haatufonline) – Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud ayaa socdaal ujeedadiisu tahay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka Al-shabaab ayaa caawa gaadhay dalka Sudan, oo uu kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Yaasiin Ibraahim.
Sida lagubsheegay qoraal kooban oo ka soo baxay VillaSomalia, kaas oo intaa ku daray in Madaxweynaha  Somalia oo ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka Dalalka Jaamacadda Carabta uu ku sii jeedo dalka Aljeeriya.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*