Latest News

Ciidanka Danab Oo 5 Xubnood Oo Alshabaab Ka Tirsan Nolosha Ku Qabtay Koonfurta Mudug

Xarardheere,February 20,2023(Haatufomline)-Ciidanka Kamaandooska ee dawladda Somalia Danab ayaa ku guulaystay inuu nolosha ku qabto shan xubnood oo ka tirsan kooxda Alshabaab oo kuwaasoo u qaabilsanaa tababarka ciidanka iyo arimaha maaliyadda.
Sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan dawladda Somalia waxa shantan xubnood la soo qabtay xili ay la socdeen gaadhi Land cruiser ah oo marayey deegaan ku yaala koonfurta Mudug.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*