Latest News

Wasiir Maxamed Kaahin Oo La Kulmay Madaxa Amniga Qaramada Midoobay

Hargeysa, February 20, 2023 (Haatufonline) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa Kulan la Qaatay Joseph Katuramu oo ah Madaxa Amniga ee Qaramada-midoobay (UN Security Cheif).

kulan oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha waxaa lagaga wada hadlay Xaalad guud ee amniga Jamhuuriyadda Somaliland, Horuumarka iyo wada shaqaynta Hay’addaha Qaramada-midoobay iyo Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*