Latest News

Covid19 Ka Khatarsan Noocii Hore Oo Ka Dilaacay Xamar

Muqdisho February 26,2021(Haatufonline)-Nooc cusub oo cudurka Covid 19 ah oo kii hore ka khatarsan ayaa lagu soo waramaya inuu dhawaan ka dilaacay magaalada Xamar taasoo sababtay in mar kaliya ay si xoog leh kor ugu kacday tirada dadka u xanuunkaasi haleelay iyo tirada dadka u dhimatayba labadii todobaad ee u dambeeyey iyadoo 13 qof oo ka mid ahaa shaqaalaha mid ka mid shirkadaha ugu waaweyn uguna caansan ee Somalia ka jira lasoo sheegay inay dhawr maalmood gudahood u geeriyoodeen Covid 19 ku dhacay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*