Latest News

Dawladda Norway Oo Ku Baaqday In Gobolka Tigray Degdeg Looga Qaado Xayiradda Isgaadhsiinta Iyo Isu Socodka Gaadiidka Qunsuliyadahana Loo Ogolaado Inay Soo Booqdaan

Oslo November 29,2020(Haatufonline)-Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalka Norway ayaa ku baaqday in gobolka Tigray ee ku yaala waqooyiga Itoobiya degdeg looga qaado xayiraadi isgaadhdiinta iyo isu docodkii gaadiidka ee ay kusoo rogtay dawladda dhexe ee uu hogaamiyo raiisalwasaare Abiy Axmed horantii bishan.Wasaaraddu waxa kale oo ay xustay inay lagama maarmaan tahay in hayadaha gargaarka ee Qaramada Midoobay hawlgalaan oo aan la hordhigin wax carqalad ah oo ka horjoogsan kara dadka rayidka ah ee gobolkaasi ku nool iyo waliba in shaqaalaha qunsuliyadaha safaaraduhu tagi karaan gobolka si ay adeegooda u gaadhsiiyaan muwaadiniinta dalalkooda ee halkaas ku sugan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*