Latest News

Dilka Taliyihi Sirdoonka Gobolka Sool Oo Loo Aanaynayo Unug Qarsoodi Ah Oo Argagixiso Ah.

Laascaanood March 17,2020(Haatufonline)- Waxa caawa magaalafa Laascaanood lagu dilay taliyihi sirdoonka gobolka Sool Cabdulqani Guhaad kadib marki lagu toogay gurigiisa hortiisa.Ma jirto ilaa hadda cid dilkan sheegatay balse waxa loo aanaynayaa inuu fulinta dilkan uu ka dambeeyey unug qarsoodi ah( cell) argagixiso ah oo dhawaan ka samaysmay deegaankaasi.Waxa kale oo isla Unuggan lagu xidhiidhinaya inuu ka dambeeyey dilki bishi hore lagu kharajiyey garsoorihi maxkamadda gobolka ee Laascaanood.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*