Latest News

Duqayntii 2aad Ee Dhinaca Cirka Oo Lala Beegsaday Mekelle

Mekelle, October 20,2021 (Haatufonline) – Weerarkan dhinaca cirka ah ayaa lagu qaaday caasimada gobolkan ku yaala waqooyiga Ethiopia maanta oo Arbaca ah, sida uu ku waramay TV-ga gobolkaasi.
Waxaanu weerarkani uu noqonayaa kii labaad ee todobaadkan ka dhaca Mekele.

Dawlada dalka Ethiopia iyo Jabhada TPLF ayaa mudo sanad ah uu dhexmarayey dagaal kumaan ku dhinteen, malaayiin kalena ku barakaceen.

Connect with us on Facebook