Latest News

Faalo: Muuqaalka taaladda khayriyada ee caanka ka noqday warbaahinta aduunka.

A Russian made mig fighter jet that was used in 1989 seen hanging in Hargeisa as a monument of reminder to the people of Somaliland of atrocities done by former dictator Muhamed Siad Barre, who was later toppled in 1991. (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)

Hargeysa,December 13, 2020 (Haatufonline)-Taalada Khayriyada Hargeysa axay u taagantahay Xasuuqii 1988 iyo ciddi geysatay.Waa goob murugo leh oo lagu xasuusanayo laguna xurmaynayo dadkii iyagoon waxba galabsan Madaafiicda,Diyaaradaha Iyo Soodhka Qoryaha lagu gumaaday iyadoo ujeedadu tahay sidii looga taxadiri lahaa in xasuuqaasi oo kale aanu dib inoogu dhicin.

Diyaaradda Miig ahi waxay ka mid aheyd diyaaradihii ay dawladdi Somalia u adeegsatay duqayntii Hargeysa 1988 halka dhismaha sadex xagalka ah ee ay diyaaraddu ku fadhido ay ku xardhanyihiin sawiro gacanta ah oo ka sheekaynaya xasuuqii dadka iyo iska caabintii dadweynaha.

Hadaba taalada Khayriyada iyo qaabka ay u dhisneyd waxa uu nowday muuqaal ku daabacan quluubta dadka reer Somaliland waxa kale oo mudadii 20 sanadood aheyd er u dambaysay uu muqaalkaasi caan ka noqday warbaahinta dunida oo marka ay Somaliland ka hadlayso soo bandhigta sawirka taalada Khayriyada iyo micnaha ay taaladaasi ku fadhido,waana doqonimo in aayar la dhalan rogo taalo dalka iyo dunidaba ka hirgashay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*