Latest News

Fang Bin Oo Lagu Xidhay Tabinta Wararka Covid19 Oo Xabsiga Shiinaha Laga Soo Daayey

Beijing,May 6,2023(Haatufonline)-Waxa todobaadkii dhawaa xoriyaddisii loosoo celiyey Fang Bin oo ahaa ganacsade yar oo dawladda Shiinuhu xabsiga u taxaabtay bishii February 2020 kadib markii u dadka isticmaala baraha bulshada la wadaagay muuqaalo muujinaya dad Covid 19 ku dhacay oo tarab tarab ugu dhimanaya cusbitaal ku yaala magaalada Yuhan oo aheyd meeshii lagu ogaaday dilaaca iyo faafitaanka faayraska Covid 19.

Fang Bin ayaa waxay dawladdu ku eedaysay inuu rabshad sameeyey waxaana lagu xukumay sadex sanadood oo xadhig ah.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*