Latest News

Napoli Oo Ku Guulaysatay Horyaalka Seri A.

Kooxda kubadda cagta ee Napoli ayaa ku guulaysatay horyaalka Seri A kadib markii ay barbaro1 iyo 1 ay la gashay kooxda Udinese.
Guushan ayaa ka dhigan Tobanaan sano oo halgan gudaha ah ka dib, Napoli ayaa si aan hore loo arag u maamulan xilli ciyaareedka 2022/23 Seri A. Kooxda Luciano Spalletti ayaa laga badiyay kaliya seddex kulan oo horyaalka ah ilaa iyo haatan ololahan si ay u xoojiyaan booskooda hogaanka horyaalka.
May 4, Napoli ayaa ku guuleysatay horyaalka markii ay barbaro 1-1 ah la gashay Udinese, taasoo ka dhigeysa inay 16 dhibcood ka sareeyaan Lazio oo ku jirta kaalinta labaad iyadoo shan kulan oo kaliya ay u hadhsan tahay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*