Latest News

Fayraski Covid 19 Oo Si Ba’an Ugu Fiday Somaliland Iyo Baraadla’aanta Xukuumadda Iyo Bulshadaba

Hargeysa,March 12,2021(Haatufonline)-Cudurkii Covid 19 ayaa si si ba’an u xulay Somaliland iyadoo ay soo badanayaan tirada dadka uu xanuunku ku dhacay iyo kuwa u dhintayba oo siday sheegtay wasaaradda Caafimasdku  maanta oo kaliya fayraskaa laga helay 67 qof.
Ilaa hadda ma jirto wacyigalin dadweynaha looga digayo siyaabaha cudurkani u faafo iyo sida la iskaga ilaalin karo waxaana suuqyada,xafiisyada iyo xarumaha ganacsi lagu arkaa dadkii oo is dhex qaadaya ama goob ku urursan iyadoon gashaneyn wax maask ah. 
Waxa kale jirta dad maalin walba dalka soo gala oo ka yimaadda Xamar oo fayrasku ku badan yahay iyo dalaka Yurub gaar ahaan Ingiriiska.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*