Latest News

France Oo 2:1 Kaga Badisay England Waxaanay Khamiista Iswaajahayaan Morocco

Dooxa,December,11,2022( Haatufonline)-Xulka Faraansiiska ee Kubadda Cagta ayaa 2:1 kaga badiyey dalka Ingiriiska ciyaarti Koobka Aduunka ee xalay ku dhexmartay Qadar.Farance waxay guusho raacday kadib markii uu laacibkooda weeraryahanka ah Olivier Giroud uu kubad uu madaxa ku dhuftay Ingiriiska gool ku dhaliyey taaso natiijadii ciyaarta ka dhigtay 2 iyo hal gool. Xulka France waxay Khamiista wada ciyaari doonaan dalka Morocco iyadoo Argentine iyo Croatia isku soo hadheen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*