Latest News

Gaadhi Siday Lacag Itoobiyaan Ah Ooy Soomaaliada Ku Nool Degaanka Doolo Ku Badasheen Lacag Cusub Oo Qalibmay Isagoo Usii Jeeda Xagga Adis Ababa.

Addis-Ababa, October 10, 2020 (Haatufonline) – Waxa saaka wadada u dhaxaysa Doolo oo ku taala Dawladda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Adis Ababa ku qalibmay gaadhi siday lacag Bir ah oo ay dadka ku nool degaanka Doolo iska badaleen kuna badasheen lacagta cusub ee ay dawladda dhexe ee Itoobiya dhawaan soo daabacday isla markaana sadex bilood u qabatay inay dadku iskaga badalaan lacagtu hore ee noodhadhka 10,50 iyo 100.

Gadhigan ayaa qalibmay isagoo usii jeeda xarunta Itoobiya ee Adis Ababa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*