Latest News

Geesinimadi Hiiraan Iyo Dalabyada Guurka Hablaha Xawaadle Oo Cirka Isku Shareeray Dalka Somalia

Beledwayn,September 20,2022(Haatufonline)-Tan iyo inti uu gobolka Hiiraan ka bilaabmay halganka hubaysan ee deegaanadaas lagaga xoraynayo kooxda argagixisada ah ee Alshabaab waxa cirka isku shareeray dablayda reer Somalia intooda kale ay ku doonayaan inay guursadaan habalaha qabiilka Xawaadle ee raggoodu diirdirinaantii iyo geesinimadii ay muujiyeen suurtogalisay in dhul badan oo Alshabaab gacanta ugu jiray mudada dheer ay ka safeeyaan argagixisada.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*