Latest News

Ghana Iyo Cameroon Oo Guuldaro Ka Soo Gaadhay Koobka Aduunka Ee Qatar Ka Socda

Doxa, November 24, 2022 (Haatufonline) – Ciyaar xiiso leh oo Koobka Aduunka ee dalka Qatar ka socda ku dhexmartay Cameroon iyo Switzerland ayaa ku dhamaatay in Cameroon lagaga badiyo hal gool, kaas oo xulka Switzerland uu u dhaliyey Embola oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Cameroon balse u ciyaarayey Switzerland.
Sidoo kale ciyaar adag oo ay iskaga hor ymaadeen Ghana iyo Portugal ayaa xulka Ghana lagaga badiyey 3 iyo 2 ay guushu ku raacday Portugal.
Xulalka ka soo jeeda qaarada Afrika oo 5 wadan ah ayaa noqday wax laga badiyey iyo kuwo la barbareeyey.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*