Latest News

Morocco Iyo Croatia Oo Goolal La’aan Isku Mari Waayey

Doxa, November 23, 2022 (Haatufonline) – Ciyaar xiiso leh oo Koobka Aduunka ee dalka Qatar ka socda ku dhexmartay Morocco iyo Croatia ayaa ku dhamaatay in ay ismari waayaan.
Ciyaartan labada xul oo ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Al Bayt Stadium ayaa labada xulba ay soo bandhigeen ciyaar ku dhisan weerar iyo dufaac, umanay suuragalin in 90kii daqiiqo ee ciyaarta wax goolal ah la iska dhaliyo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*