Latest News

Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Macdanta Qaranka

Hargeysa, March 4, 2023 (Haatufonline) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa saaka ansixiyay xeerka macdanta qaranka oo mudo golaha hor yaalay.

Fadhiga oo uu gufoominayay gudoomiyaha golaha guurtida mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ka soo xaadiray 50 xildhibaan, waxa ogolaaday 49 Xildhibaan, cid diiday ma jirto, cid ka aamustay ma jirto sidaasi ayaa uu ku ansaxay xeerka macdanta Qaranka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*