Latest News

Golaha Guurtida Somaliland Oo Mudo Kordhin U Sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa, October 1, 2022 (Haatufonline) – Fadhi ay maanta iskugu yimaadeen Golaha Guurtida Somalilland ayaa muddo laba sannadood ah u kordhiyay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo mudo xileedkiisii 1aad dhamaaday.

Mudo kordhintan golaha Guurtida Somaliland saaka ay ansixiyeen ayaa macnaheedu tahay in doorashada Madaxtooyadu ay qabsoonto 13-12-2024.

dhinaca kale Golaha Guurtida ayaa iyagu kordhistay xiliga ay sii joogayaan ilaab2027ka.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*