Latest News

War Aan Wali La Xaqiijin In Afhayeenki Alshabaab Cali Dheere La Dilay

Muqdishu,September 30,2022(Haatufonline)- War aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in Afhayeenkii Alshabaab Cali Dheere la dilay.

Wali lama oga in Cali Dheere ku dhintay dagaalada gobolad Somalia qaarkood ku dhexmaraya ciidamada Macawislayda iyo kooxda Alshabaab iyo inuu ku qudhbaxay duqayn cirka ah oo ay haleeshay diyaaradda drone-ku.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*