Latest News

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyada 2022-ka

Hargeysa, January 15, 2022 (Haatufonline) – Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansxiyey Odoraska miisaaniyada 2022.

Fadhigii golaha Wakiiladu Ku Ansixiyey Miisaaniyada 2022 ayaa Waxa ka soo xaadiray 67 Xildhibaan, waxaa ogolaadey 57 Muddane halka ay diideen 6 Mudane waxaana ka aamusay 3 Xildhibaan.

Ilays News

Connect with us on Facebook