Latest News

Guutada Danab Oo Dagaal Ka Dhacay Koonfurta Mudug Ku Dishay 117 Xubnood Oo Alshabaab Ah

Muqdisho,February 11,2023 (Haatufonline)-Dagaal culus oo maanta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug ayaa waxa kooxda Alshabaab lagaga dilay 117 xubnood. Siday sheegeen saraakiisha dawladda Somalia,dagaalkan ayaa ciidanka gaarka u tababaran ee dawladda ee Danab iyo kooxda Alshabaab ku dhexmaray deegaan lagu magacaabo Doonyaale.

Warar dheeraad ah oo dagaalkan ku saabsan ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka oo taakulaynaya guutada Danab ay duqayn u gaysteen dagalyahanadii argagixisada ee goobta dagaalka ku sugnaa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*