Latest News

Hub,Rasaas Iyo Walxaha Qaraxyada Laga Sameeyo Oo Lagu Qabtay Guri Ku Yaala Muqdisho.

Muqdisho,January 14,2023(Haatufonline)-Ciidanka sirdoonka ee Somalia ayaa hawlgal qorshaysan oo ay xalay ku fuliyeen guri ku yaala xaafadda Dharkenley ku guulaystay inay gacanta ku dhigaan hub ,rasaas iyo walxaha qaraxayada laga sameeyo.
Ciidanku waxay sheegeen in alaabta la qabtay ay aheyd mid ay guriga dhigteen Khawaarijtu waxaanay isla markaana xidheen haweenay ku jirtay guriga si baadhitaan loogu sameeyo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*