Latest News

Isu Soo Dhawaanshaha Taiwan Iyo Somaliland Oo Soo Kordhaya

Taipei,May14,2023(Haatufonline)-Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Taiwan ayaa dhawaan sameeyey Jimciyad dhexdooda ah oo ka shaqaysa isu soo dhawaansha dalkooda iyo Somaliland.
Jimciyaddan ayaa waxa aasaasideeda hormood ka ahaa xildhibaan Lin Chin Yi oo ah haweenay dhakhtar ahaan uga soo shaqaysay Somaliland balse waqtigan xaadirka ah xubin ka tirsan baarlamanka Taiwan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*