Latest News

Man City Oo 3-0 Ku Garaacday Everton

Kooxda kubada Cagta ee Man City ayaa 3 gool iyo waxba kaga badisay Everton.
Ciyaartan oo ka mid ahayd Premeir Leugue-ga oo ka dhacday garoonka Goodison Park waxa Man City u dhaliyey saddrxda Gool Ciyaar Yahanada İ. Gündoğan oo daqiiqadiib37 dhaliyey goolka koowaad, halka uu kii labaadna dhaliyey daqiiqadii 51, hase yeeshee ciyaaryahanka  E. Haaland ayaa isna dhaliyey hal gool qaybtii hore ee ciyaarta, waxaanay sidaasi Man City kaga badisay Everton.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*