Latest News

Itoobiya Oo Cambaarayn Culus Usoo Jeedisay Sudan Kuna Eedaysay Qabsashada Dhul Itoobiya Leedahay Iyo Gacan Sadexaad Oo Dabada Ka Riixaysa

Adisababa,February 18,2021( Haatufonline)-Dawladda Itoobiya ayaa maanta xukuumadda Sudan si ba’an ugu cambaaraysay inay colaad ka dhex hurinayso labada dal ee Itoobiya iyo Sudan , dhul Itoobya lahayadna ay qabsatay isla markaana ay jirto gacan sadexaad oo dabada ka riixaysa Sudan si ay labada dali isugu dhacaan.

Dhinaca kale Itoobiya ayaa dawladda Turkiga ka codsatay inay dhexdhaxaadiso labada dal ee Sudan iyo Itoobiya iyadoo ay jirtay dhexdhexaadin kale oo uu waday dalka Koonfurta Sudan balse ilaa hadda aan la garanayn halkay ku dambaysay dhexdhexaadintaasi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*