Latest News

Itoobiya Oo Diiday In Farmaajo Soo Maro

Muqdisho,April 20,2021(Haatufonline)-Ilo ku dhaw dhaw wafdigii Kongo usii raacay madaxweynihii horee Somalia Maxamad Cabdilaahi Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Itioobiya ay ka cudurdaaratay in Farmaajo soo maro marka uu kasoo noqonayo safarkiisii uu ku tagay Kinsasha.
Dawladda Itoobiya gaar ahaan wasaaradda Arimaha Dibadda ayaa wafdiga Farmaajo u sheegtay in waqtigani aanu ku haboonayn booqasho uu Farmaajo ku yimaaddo dalka Itoobiya.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*