Latest News

Jubaland Iyo Puntland Oo Ku Baaqay In Farmaajo Ka Dhex Baxo Arimaha Doorashada Lana Qabto Shir Aanu Ku Jirin

Kismayo/Garowe,February 22,2021(Haatufonline)-Madaxweynaha dawlad gobeedka Jubaland Axmed Madoobe ayaa ku baaqay in madaxweynehii Somalia ee dhawaan mudo-xileedkiisu dhamaaday Farmaajo uu ka dhex baxo arimaha doorashada Somalia ee wali muranku ka taaganyahay sidii ay u qabsoomi laheyd maa daama at mudadiisii distooriga ahead ay ku relays 8 dii bishan.Madaxweynaha Puntland oo isaganu caawa telefishanka ka hadlay ayaa sidoo kale sheegay in aanu diyaar u aheyn ka qayb gaalka shir uu ku jiro Farmaajo isagoo sheeganaya madaxweynenimo.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*