Latest News

Liz Truss Oo Noqotay Raysal Wasaaraha Ingiriiska

London, September 5, 2022 (Haatufonline) – Haweenayda Liz Truss ayaa noqotay Raysal Wasaaraha dalka Ingiriiska ee badali doona Boris Johnson oo isagu bishii July isku casilay fadeexado taxnaa.

Haweenaydan ayaa kaga adkaatay Rishi Sunak oo ah ninkii la tartamayey codadka 81,326, hala uu helay 60,399 cod.

Waxaanay noqonaysaa haweenaydii sadexaad ee dalka Ingiriiska hogaamisa xiligan adag oo dalkaasi ay ka jiraan dhibaato dhaqaale

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*