Latest News

Loolan Ka Dhex Qarxay Alshabaab Oo Ku Saabsan Cidda Dhaxlaysa Kursigii Aadan Diiriye.

Muqdisho,January 19,2023(Haatufonline)-Loolan adag oo ku saabsan cidda noqonaysa hogaamiyaha u sareeya ama Amiirka Alshabaab ayaa ka dhex dilaacay madaxda saree kooxdaasi.Loolanka ayaa kusoo beegmay xili ay soo baxeen warar isa soo taraya oo sheegaya inuu geeriyooday Axmed Diiriye oo ahaa Amiirkii Alshabaab.

Axmed Diiriye ayaa labadii sanadood ee u dambeeyey lagu sheegayay in xanuunka kaansarku uu kalyaha kaga dhacay iyadoo uu hadda soo shaacbaxay in ragga igu fadalo cadcad ee u kala tartamaya hogaamintii Alshabaab ay yihiin Mahad Karate,Cali Dheere iyo Aadan Sunne.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*